Caadouinka xun ee aan ku arkay bulshadeena Somliyeed waxa kamid ah.
1: Qofba markii uu kaqato agab ama sheey ee uu so isticmalo markii uu kuu keeno kumadhahayo waa mahadsantahay.
2: Dadkeena badankoda mayaqan waxyabaha danta guud,sida loo isticmalo waxa aad arkeysaa bartamaha laamiga qof kushubaya biya wasaq ah iyo qashinkii uu kaso saaray goobtisa ganacsi ama gurigiisa.
· Qofkasi
waxa uu ubahanyahay in lasiiyo wacyigilin loonashego in eey qald tahay in goobah
danta guud lagushubo wasaqda.
· Hadii uu
markale sameyo in laganaxo.
· Hadii uu markale sameeyo in laxiro .
3: Arrinta uguxun ee aan anigu arkay ama adigaba aad aragtay aya waxa ay tahay, markii lasaranyahay gawarida dadweynaha in uu qof ku dhex cadaysanayo ee uu candhufti uu gariga dhaxdisa ku tufayo.
· Waa caado aad uliidata oo kafog anshaxa iyo gabi ahanba dhaqankena suuban.
4:
5: Waxa intaa dheer oo eynu aragna qof aya sheygii uu wax kucabay sida caaga biyaha caafiga/ caaga yar ee laguqato (Coffee) wadada ku tuuraya asiga oo awoodo in uu geeyo meeshii ku habooneed.
6: Waxa kale oo cajiib ah oo aan layaba markii labo qofood eey isqabtan ama eey isdagalaan ereyga uguhoreya ee afkooda kasobaxayo waa erey aflagada ah oo aan ku haboneeyn in ladhaho (HOOYO) hasa ahate ee dadku kadhigteen wax iskacaadi ah!
7: Sida eeynu wada ogsonahay, MASAAJIDKU waa gurigii eebe ee loo imado in salaada lagu oogo iyo cibaadaba iyada oo ay sidasi tahay waxa aan imbadan ku arkaa dadka imanaya masjidka waxyabo aan fiicneeyn, oo aay kamidyahiin.
· Qofka
garabkada ku tukanaya in uu soqato dhar kahaya ama shiiraya ee kaa was wasinayo inta aad saladda kujirto.
· Waxa kale
oo aan arka markii sujuuda lagu jiro in uu hindhisayo qofkii garabkaga taagna
oo faninki kasobaxay ee ku sogaarayan.
· Waxa intaa
dheer ee an ku arkay dadka masajidka imanaya in qaarkod eey iska shekesanayan
markii eey masajidka imadan.
· Waxa kale
ee aan ku arkay qofba markii uu gurigisa ku so weysaqato kabahiisii oo dhiiqo
iyo cara leh derbiga masajidka ku qaracayo oo aad arkeysid derbigii masaajidka
dhan oo wasaq ah.
wixi intaa dheer ee aad aragtay nogu reeb lifaaq hoose.
MAHADSANIDIN.